DALMAR YARE

DALMAR YARE – RAQIA

RAQIA – DALMAR YARE Lyrics Letra: Wa dhiig galmudg qurux lo dhameey, Wa ubax dhashoo Galgaduud kabaxay, Wa dhalaal Xaradheere ka muuqatoo, Wa Gobtii Raqiya Allah dhaladsana, 2x. Wa dhabeel faceeda kamaseera oo, Wa dhidib nolosha lagu tiirsadoo, Wa dhanaan,macaan aan qaraar lahayn, Dhankastaba haweyn loogu deeqaye. 2X Raqiya amaantaba …

Read More »